Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.

Igu celi boggaga ugu weyn

Kenya oo ay ka socdaan dibadbaxyo looga soo horjeedo hindise-sharciyeedka canshuur kordhinta

Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah

Tebin toos ah

  1. Dab ka kacay qeyb kamid ah baarlamaanka Kenya

    Boqolaal qof oo kamid ah dibexbaxayaasha dalka Kenya ayaa gaaray goob u dhow baarlamaanka waddanka,

    Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday mudaaharaadayaasha, kuwaas oo ka soo hor jeeda hindise-sharciyeed cusub oo dowladda Kenya ugu kordhineyso canshuuraha.

    Xildhibaanada ayaa maanta ka doodayay qorshahan muranka badan dhaliyay.

  2. Dibedbxyada Kenya: Dab ka kacay qeybo kamid ah baarlamaanka Kenya

    Boqolaal qof oo kamid ah dibexbaxayaasha dalka Kenya ayaa gaaray goob u dhow baarlamaanka waddanka,

    Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday mudaaharaadayaasha, kuwaas oo ka soo hor jeeda hindise-sharciyeed cusub oo dowladda Kenya ugu kordhineyso canshuuraha.

    Xildhibaanada ayaa maanta ka doodayay qorshahan muranka badan dhaliyay.

  3. Dab ka kacay qeyb kamid ah baarlamaanka Kenya