Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Xasuuqii ugu horreeyey qarniga 21-aad cadaalad ma loo helay?
Published
Madaxweynihii hore ee Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir waxaa doondooneysa Maxkamadda Dembiyada Caalmiga ah ee ICC oo ku eedeysay wixii ka dhacay daarfuur.