BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Trump oo lagu amray inuu su'aalo dhaar la socoto kaga jawaabo dacwadda BBC-da
Trump ayaa baajiyay wareysi maxkamadeed oo loo qorsheeyay 16-kii Oktoobar, isaga oo sabab uga dhigay "arrimo muhiim u ah qaranka", xilli uu olole ka waday gobolka Georgia.
Ilhaan Cumar oo sheegtay in weerar 'aan caadi ahayn' oo lagu qaaday gurigeeda uu ku qasbayo inay gurigaas ka guurto
Xildhibaannaddu waxay sheegtay in wakiillo federaal ah ay la wareegeen in ka badan darsin alaab ah, oo ay ku jiraan taleefannada gacanta iyo buugaagta xusuus-qorka, taas oo qayb ka ah baaritaan federaal ah.
TOOS, Trump: Arrinta Iiraan dhawaan ayaa xal laga gaari doonaa
Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inay jiraan “wada-hadallo qaar” oo lala leeyahay Iiraan, balse uusan doonayn inuu galo wada-xaajoodyo.
Qaar ka mid ah mucaaradka Xasan Shiikh oo taageeray doorashada dowladiisu ka qabatay Galmudug ee ay horrey u dhaliileen
Galmudug ayaa noqotay maamulkii labaad ee hoggaamiyahooda ay doortana Gole wakiilo oo ay dadku soo doorteen, wallow mucaaradka Soomaaliya ay si weyn u dhaliileen doorashada qof iyo codka ah.
Culeys intee la eg ayay Ilhaan wajahaysaa, maxaase dhici kara?
Trump oo Ilhaan edeynteeda iyo dhaleeceynteeda ay joogto u tahay ayaa shalay sheegay in Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota ay wajihi karto xabsi
Hoggaamiyaha Cusub ee Galmudug oo BBC-da la hadlay kadib doorashadiisa maanta
Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono amniga, dib u heshiisiinta dadka reer Galmudug iyo bixinta adeegyada muhiimka ah.
Muxuu Cudurka Ebola ku sameeyaa jirka qofka uu ku dhaco
Dr. Nasir Sani: "Qofka uu ku dhaco cudurka, xitaa haddii uu bogsado, weli waxaad arki kartaa raadadka uu jirkiisa ku reebay".
Maxaa keenay dib u gurashada degdegta ah ee TPLF, maxaase dhici kara oo soo socda
10 maalmood kadib markii uu dib uga qarxay dagaalka gobolka Tigray ciidamadii TPLF waxay si lama filaan ah uga baxeen caasimadda Mekelle. Maalmo gudahoodna waxay gabi ahaanba baneeyeen inta badan gobolka
Heshiiska "Beder" ee dhex maray dalalkan Islaamka ah ma gaashaanbuur cusub baa?
Turkiga oo leh ciidanka labaad ee ugu weyn NATO iyo warshado difaac oo xooggan, ayaa caawinaya waddamada Khaliijka, oo ay ku jirto Qatar, halkaas oo ay ku leeyihiin saldhig milatari, inay xoojiso difaacooda inta lagu jiro dagaalka Iiraan.
Xuutiyiinta oo ka jawabay inay diyaarado aan duuliye lahayn u direen Madiina iyo in kale
Afhayeen u hadlay kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in kooxdu aysan wax diyaarado ah u dirin magaalada Madiina ee Sacuudiga Arbacadii, sidoo kalena aysan qaadin wax tallaabo militari ah oo ka dhan ah Sacuudiga.
Sawir fudud oo wejigaaga ah daaha ma ka qaadi karaa heerka xanuunka ku haya?
Cilmi-baarayaal Mareykan ah ayaa sheegaya in qalab ku shaqeeya garaadka macmalka ah uu ka caawin karo dhakhaatiirta inay qiyaasaan darnaanta xaaladda bukaanka, iyadoo lagu saleynayo hal sawir oo wejigooda ah.
Trump oo mar kale wax ka sheegay Soomaaliya kuna dhawaaqay in Ilhaan Cumar ay wajihi karto xabsi
Wargeyska Wall Street Journal ayaa baahiyay in maamulka Trump uu doonayo inuu ka noqdo muwaadinnimadeeda ugu dambeynna uu musaafuriyo.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxaa ilaa hadda laga ogyahay baaritaanka kiis-ciqaabeedka Ilhaan Cumar
Baaritaankani wuxuu daba socdaa hadallo dhowr ah oo ka soo yeeray mas'uuliyiin, kuwaas oo shaki gelinaya dhalashada Mareykanka ee Ilhaan Cumar
Trump oo banaabax ka dhacay Ohio ku weeraray muhaajiriinta Soomaalida ah
Hadalka Trump wuxuu yimid isla maalintii ay saraakiisha Amniga Gudaha baaritaan ku sameeyeen guriga Washington ee Xildhibaanadda Dimuqraadiga ah Ilhaan Cumar
Israa'iil ma waxay muran kala dhex dhigtay Turkiga iyo waddan uu saaxiib dhaw la yahay muddo dheer?
"Labo waddan, hal qaran." Tan iyo sannadihii 1990-meeyadii, halkudhiggan ayaa astaan u ahaa xiriirka dhow ee ka dhexeeya Azerbaijan iyo Turkiga, dad badan oo ku sugan Baku-na waxay Turkiga u arkayeen xulafo siyaasadeed iyo mid militari. Ilham Aliyev ayaa dhowr jeer uga mahadceliyay Turkiga taageerada uu u fidiyay dagaalkii Karabakh, waxaana waddooyinka Baku laga taagay calanka Turkiga.
Maraykanka oo soo saaray amar maxkamadeed si ehelada Ilhaan Cumar su'aalo loo weydiiyo
Ilhaan walaasheed Sahra Nuur ayaa heshay warqad amar maxkamadeed ah, ayadoo ugu yaraan hal xubin oo kale oo ka tirsan qoyskeeda amarkaas loo diray
Saraakiisha hay'adda socdaalka Maraykanka oo baaray guriga Ilhan Cumar
Saraakiisha hay'adda socdaalka ee Mareykanka ayaa baaray guriga Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka soo gasha Minnesota subaxnimadii Isniinta taa qayb ka ah "baaritaan dambiyeed".
Baaq ka soo baxay shirka El Alamein ku dhex maray madaxda Soomaaliya, Masar, Suudaan iyo Eritrea
Madaxda shirka ka qayb gashay waxay isku raaceen in arrinta Badda Cas ay tahay arrin u gaar ah oo ay maamulkeeda leeyihiin oo kaliya dalalka xeebta ku leh, iyagoo mar kale adkeeyay muhiimadda xorriyadda marista badda.
Waa tuma Sagal Cabdi Wali, oo ku guulaysatay kuriga ra'iisul Wasaarihii hore ee Uk?
Sagal Cabdi-Wali, oo hoggaamisa golaha deegaanka Camden, ayaa kursiga ku guulaysatay iyadoo heshay 12,292 cod. Hase yeeshee, aqlabiyadda xisbiga ayaa hoos uga dhacday 11,572 cod ilaa 3,364 oo cod.
Muxuu yahay hadalka doodda iyo falcelinta badan dhaliyay ee uu sheegay duqa New Yorka Mamdani?
Mamdani wuxuu hadalkiisa ku bilaabay cambaareynta weerarkii Xamaas, isagoo ku tilmaamay dembi dagaal oo aad u xun
Eritrea iyo Itoobiya: Xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo marxaladihii uu soo maray
Eritrea: Tan iyo bilowgii xornimadeeda 1991-kii, xiriirkii dhowaa ee ka dhexeeyay labada dal, oo ay sabab u ahaayeen xiriirkii xoogganaa ee ay lahaayeen ururradii labada dhinac ee guulo ka gaaray dalalkooda, ayaa si aan khilaaf lahayn ugu gudbay una horumaray xiriir u dhexeeyay labada dowladood.
Waxa aan ilaa hadda ka ognahay colaadda dib uga soo cusboonaatay Waqooyiga Itoobiya
Tan iyo markii dagaalkii sokeeye ee Tigray lagu soo afjaray Heshiiskii Pretoria, colaad ayaa mar kale ka qaraxday Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ka bilaabatay Arbacadii, 23-ka Sebtembar.
Madaxweynaha Iiraan oo u sheegay Trump inaysan weligood 'jilbaha u dhigan doonin'
Markii uu bilaabay khudbadda madaxweynaha Iiraan uu ka jeedinayey QM, wafdiga Maraykanka ayaa caro darteed uga baxay hoolka shirka
Erdogan oo ku baaqay in la joojiyo awoodda diidmada qayaxan ee golaha amaanka ee QM
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ma laha awood diidmo. Awoodda diidmada waxaa iska leh oo keliya shanta xubnood ee joogtada ah ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay: Shiinaha, Faransiiska, Ruushka, Boqortooyada Midowday (UK), iyo Mareykanka.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Oktoobar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Oktoobar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 22 Oktoobar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 21 Oktoobar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































